 |
Navigation |
 |
 |
BBC Somali |
 |
 |
VOA Somali |
 |
 |
Random media |
 |
 
 |
Somali Links |
 |
 |
Users Online |
 |
Guests Online: 101
No Members Online
Registered Members: 62
Unactivated Members: 0
Newest Member: Xirsi
|
|
 |
Latest Articles |
 |
 |
Wararka Maanta Ee Soomaaliya |
 |
|
 |
Somali News Update |
 |
 |
Sheekooyinka & Dhacdooyinka Bulshada |
 |
|
 |
Ciidamada Badda dowladda KMG oo eedeyn loo jeediyey.
Posted by baastey
on February 09 2010 08:32:26
|
 |
|
Ciidamada Badda Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa loo jeediyey eeden ka dhan ah in ay tacadiyo u geystaan Kalluumeysatada Gobolka Banaadir.
|
 |
Sarkaal ka tirsan Ururka Xizbul Islaam oo xalay lagu weeraray degmada Afgooye.
Posted by baastey
on February 09 2010 07:48:21
|
 |
|
Goor danbe oo xalay ah ayaa sarkaal ka tirsan Ururka Xizbul Islaam Degmada Afgooye lagu weeraray bambooyinka gacmaha laga xooro ee F1-ta ah.
|
 |
Cudurka daafka oo baajiyey Aroos Qarash Fara badan ku baxay.(Warbixinta oo Faah faahsan)
Posted by baastey
on February 09 2010 06:58:23
|
 |
|
Wiil la yiraahdo Axmed Ganey oo deegaan ahaan degan deegaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Muqdisho ayaa Aroos uu geli lahaa habeenkii Jimcaha ee la soo dhaafay baaqday iyadoo qaban qaabada Arooskaa lagu guda jiiray gabadhii loo aroosin lahaa ay diiday in ay la aqal gasho.
|
 |
C/xamiid Sheekh Cali "Askari dowladda ka baxsanaya oo doonaya in uu shabaab ku biro ma jirto, Hubka iyo Sarkaalka ay soo bandhigtay Shabaab-na waxba kama jiraan…".
Posted by baastey
on February 09 2010 06:37:25
|
 |
|
Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay Sarkaal iyo hub shalay Magaalada Muqdisho ku soo bandhigeen Ururka Al-shabaab, kuna sheegeen in uu ka soo goostay Dowladda KMG ee Soomaaliya.
|
 |
Al-shabaab oo soo bandhigtay 50-Qori AK 47, Askar iyo Sarkaal dhanka Dowladda KMG ka soo baxsadeen oo Ururkooda ku biiray.
Posted by baastey
on February 08 2010 12:55:22
|
 |
|
Afhayeenka Ururka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay hub fara badan, Ciidamo iyo Sarkaal dhanka dowladda KMG ka soo goostay kuna soo biireen Dhanka Al-shabaab.
|
 |
Ciidamada Itoobiyaanka ku sugan degmada Ceelbarde oo xalay haweeney iyo afar caruur ay dhashay ka wateen degmadaasi.
Posted by baastey
on February 08 2010 07:39:08
|
 |
|
Ciidamada Itoobiyaanka shalay soo galay degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa xalay ka kaxaysteen hoy ku yaala degmadaasi Hooyo iyo Afar Caruur ah oo ay dhashay.
|
 |
Magaalada Muqdisho oo xalay dagaalo ku dhex mareen Dowladda KMG iyo Xoogaga ka soo horjeeda.
Posted by baastey
on February 08 2010 06:37:39
|
 |
|
Qeybo ka mid ah xaafadaha degmooyinka Gobolka Banaadir waxaa xalay ka dhacay dagaalo culus oo u dhaxeeyey Ciidamada Dowladda KMG oo kaashanayeen Ciidamada AMISOM iyo Xoogaga ka soo horjeeda.
|
 |
Dabaashe "Abaabulkii ugu danbeeyey ayaan ku jirnaa, Al-shabaab iyo Xizbul Islaam Hiiraan oo dhan waan ka saaraynaa maalmaha na soo xiga…".
Posted by baastey
on February 08 2010 06:32:32
|
 |
|
Afhayeenkii maamulka Dowladda KMG Gobolka Hiiraan Maxamad Nuur dabaashe ayaa ka hadlay abaabulo Dowladda KMG iyo Ahlusunna Waljameeca ka wadaan dhinaca Waqooyi Magaalada Balad-weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
|
 |
Qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ka dhashay madaafiic lagu duqeeyay degmooyinka Wardhiigleey iyo Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Posted by Farxaan
on February 07 2010 12:20:59
|
 |
|
Dhowr madaafiic oo la sheegay in laga soo tuuray dhanka madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa duhurnimadii maanta lagu duqeeyay qeybo ka mid ah degmooyinka Wardhiigleey iyo Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
|
 |
Ciidamada Dowlada KMG oo howgalo ay ka sameeyeen Isgoyska Dabka kusoo qabqabteen hub iyo dad badan.
Posted by Farxaan
on February 07 2010 11:43:33
|
 |
|
Ciidamada Dowlada KMG ayaa maalintii labaad howlgalo ay kusoo qabqabteen hub iyo dad badan ka sameeyeen isgoyska dabka ee wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho.
|
 |
Ciidamo Itoobiyaan ah oo dib ugu soo laabtay Gobolka Hiiraan.
Posted by baastey
on February 07 2010 07:40:32
|
 |
|
Sida ay sheegeen dad socota ah Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa dib ugu soo laabtay deegaanada Gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaanka Siriilaale.
|
|
 |
ISKU DAR LIISKA |
 |
  
 
 |
Login |
 |
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|