Magacyada xildhibaanada labada aqal ee mooshinka ka keenay madaxweyne Xasan Sheekh

Ilaa 133 xildhibaan oo ka kala tirsan aqalka sare iyo golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka dhan ah madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, u gudbiyay guddoomiyaha golaha shacabka.

Xildhibaanada soo gudbiyay mooshinka ayaa Madaxweynaha ku eedeeyay inuu dalka u horseeday qalalaase amni iyo ku takri-fal awoodeed, gaar ahaan xaaladaha ka taagan Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxay sheegeen in mooshinkan uu yahay mid ka tarjumaya walaacooda ku aaddan jihada siyaasadeed iyo go’aamada dowladda federaalka.

Guddoomiyaha golaha shacabka Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa diiday inuu qabto mooshinka ay xildhibaanadu soo gudbiyeen, taas oo hakisay in arrintan laga doodo gudaha baarlamaanka.

Tallaabadan ayaa sii kordhisay muranka siyaasadeed ee u dhaxeeya xubnaha baarlamaanka iyo hoggaanka sare ee dowladda.

Qaar ka mid ah xildhibaanada soo gudbiyay mooshinka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay qorsheynayaan inay maraan waddo kale oo sharciyeed, si ay mooshinka u horgeeyaan Baarlamaanka loogana doodo kulamada soo socda.

Arrintan ayaa kusoo aadeysa xilli uu dalka wajahayo xiisad siyaasadeed oo sii kordheysa, gaar ahaan khilaafaadka la xiriira arrimaha Koonfur Galbeed iyo geeddi-socodka doorashooyinka.

Magacyada 109-ka xildhibaan ee tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka

  • Xil MD/Hore Sharif Shikh Ahmed
  • Xil Mohamed Mursal Shikh Cabdiraxman
  • Xil Cabdirahman Cabdishaakur Warsame
  • Xil Ahmed Abdi Kooshin
  • Xil Dahir Amin Jesow
  • Xil Yusuf Hussein Ahmed Gamadiid
  • Xil Ali Mahdi Mohamed Qalato
  • Xil Hassan Abdi Ismail
  • Xil Mohamed Abukar Ali (Jacfar)
  • Xil Ahmed Jamac Mohamud (BUUX)
  • Xil Mohamed Abdirahman Hayle
  • Xil Abdirahman Ahmed Osman (Gurey)
  • Xil Hasan Abdi Nuur
  • Xil Daud Abdikarim Shikh Omar
  • Xil Said Ali Muse
  • Xil Maxamed Adam Diini Ali
  • Xil Abdullahi Hassan Roble
  • Xil Muse Ahmed Ismail (Said Dahir)
  • Xil Mohamed Bashir Ali Baxnaan
  • Xil Farhia Yusuf Omar
  • Xil Bashir Abdi Mohamed Mohamud (America)
  • Xil Ismail Shire Jama Ali (Burale)
  • Xil Feysal Ahmed Mohamud (Wahabi)
  • Xil Sadam Mohamud Abdi (Jubeer)
  • Xil Ahmed Abdi Hashi (Ahmed Tajir)
  • Xil Khadra Ahmed Mohamed Eid
  • Xil Abdiladhif Musse Nur (Sanyare)
  • Xil Ali Haji Dahir Salehan Aden
  • Xil Abdirisak Hassan Ahmed Dhokir
  • Xil Aynanshe Yusuf Hussein Mohamud
  • Xil Abdiaziz Mohamed Mohamud Qambi
  • Xil Abdullahi Farah Mire
  • Xil Fardowsa Osman Egal Dhore
  • Xil Marwa Abdi Bashir Hagi Ali
  • Xil Ifrah Mohamed Awad Ali
  • Xil Abdullahi Hashi Abib Tubeh
  • Xil Hersi Adan Roble Afrah
  • Xil Mohamed Sheikh Nur Osman Garaad
  • Xil Nasro Mahdi Arale Mohamud
  • Xil Abdinur Ali Aden Mohamud
  • Xil Said Mohamed Ali Hassan
  • Xil Osman Libax Ibrahim Gudbe
  • Xil Mohamed Ali Omar (Caanuug)
  • Xil Abbas Ali Ibrahim
  • Xil Abdulkadir Mohamed Waceys Ali
  • Xil Maryam Aweys Jama
  • Xil Duniyo Osman Yusuf
  • Xil Yusuf Mohamed Ismail
  • Xil Abdullahi Abukar Haji
  • Xil Asad Abdirisaq Mohamed Arab
  • Xil Mursal Mohamed Khalif Mohamud
  • Xil Fadumo Farah Adan (Nayn)
  • Xil Mohamed Abdirahman Nadif Mohamed
  • Xil Ahmed Aden Ahmed Sugaal
  • Xil Mowliid Abdi Waayeel
  • Xil Ahmed Osman Ibrahim Daqare
  • Xil Adar Hared Jibril
  • Xil Sahra Jama Ali Qorsheel
  • Xil Omar Yusuf Qaladid Hersi
  • Xil Farah Moallim Bishar Mohamed
  • Xil Abdirashid Mohamed Hidig
  • Xil Mohamed Abdilahi Kayse
  • Xil Mohamed Hassan Shaahiyow
  • Xil Abdishakur Ali Mire
  • Xil Abdikadir Mohamud Dhaqane Hajir
  • Xil Abdirashid Jire Khalinle Abdi
  • Xil Sadiq Abdullahi Abdi Hassan
  • Xil Hassan Hurre Ugaas
  • Xil Abdulkadir Hussein Urdoox
  • Xil Mohamed Abdirahman Ahmed
  • Xil Raysal Qorane Abshir Adam
  • Xil Abdirashid Mohamed Nur (Jillay)
  • Xil Ali Sheikh Maxamed (Xaaji Cali)
  • Xil Adan Maxamed Nur (Saransoor)
  • Xil Abdullahi Mohamed Ali
  • Xil Mohamed Hassan Mohamed Murjaan
  • Xil Luul Ibrahim Omar
  • Xil Abdulkadir Dhurre Yariisow
  • Xil Ahmed Mathobe Nunow
  • Xil Maryan Moalim Isak
  • Xil Abdullahi Hussein Ali Abdalla
  • Xil Alwiya Sid Abdullahi
  • Xil Mukhtar Ahmed Hassan (Saajid)
  • Xil Ahmednur Sh. Mohamed (Mashruc)
  • Xil Ali Mohamed Sheikh (Bagadi)
  • Xil Mukhtar Mohamed Mursal
  • Xil Mohamed Weli Abdalla Ahmed
  • Xil Farxiya Maxamed Cabdi
  • Xil Nural Ayni Khalif Sheikh Abu
  • Xil Hamse Said Hamse
  • Xil Abdifitah Abdullahi Araye
  • Xil Sareeda Maxamed Abdalla
  • Xil Isaq Ali Subuq
  • Xil Jaamac Taqal Abaas
  • Xil Abdirahman Isak Mohamed
  • Xil Mohamed Jama Mursal (Geelle)
  • Xil Mohamed Barre Mohamud
  • Xil Ali Mahmoud Mohamed (Maracadde)
  • Xil Mohamed Wardheere Adan
  • Xil Abdirisak Hagi Abdi
  • Xil Mohamed Yusuf Hassan (Waliid)
  • Xil Saalax Sharif Sayid Ali
  • Xil Mohamud Ahmed Mohamed Baafo
  • Xil Adan Hassan Mohamed Laftagareen
  • Xil Mohamed Sheikh Abdullahi Osman
  • Xil Mohamed Adan Mohamed
  • Xil Isak Mohamed Mursal (Fanax)
  • Xil Suhuur Haji Ulusow
  • Xil Abdirahman Abdikadir Ade

Magacyada 24-ka xildhibaan ee tirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka

  • Sen. Cabdiraxaman Maxamed Faroole
  • Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
  • Sen. Abdi Ahmed Dhagdheer
  • Sen. Cabdiqani Ugaas Geelle
  • Sen. Prof Axmed Ismaaciil Samatar
  • Sen. Cabdisamad Yusuf M. (Abwaan)
  • Sen. Abdirisak Mohamed Osman
  • Sen. Sareedo Maxamed Xasan Jayte
  • Sen. Dahir Ayaale Siciid
  • Sen. Samiro Maxamuud Haji
  • Sen. Farxan Cali Xuseen
  • Sen. Cabdi Cabdilahi Xaashi Golay
  • Sen. Ayaan Cabdilahi Aadan
  • Sen. Xuseen Maxamed Daahir
  • Sen. Maryan Farax Kaahiye
  • Sen. Ibrahim Cismaaan Ogaab
  • Sen. Ilyaas Badal Gaboose
  • Sen. Layla Nuur Maax
  • Sen. Xasan Daahir Yarow
  • Sen. Aadan Cabdinasir Maxamed
  • Sen. Cabdiwali Maxamed Ibrahim Xaabsade
  • Sen. Hasan Xuseen Haji
  • Sen. Cali Maxamed Gacal
  • Sen. Maxamuud Maxamed Cabdinuur