Wararka
Dowladda oo sheegtay in 16 xubnood oo Al-shabaab ah lagu dilay howlgal ka dhacay Jubbada Hoose
Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya ciidamada amniga Jubbaland, ay howlgal …