Bulshoweyn Online
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Health
  • Technology
  • About Us
  • Contact Us

Month: June 2026

Shirweynaha wadatashiga amniga ee dowladda iyo maamul goboleedyada oo ka furmay Muqdisho
Wararka

Shirweynaha wadatashiga amniga ee dowladda iyo maamul goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

June 22, 2026
Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shirweynaha wadatashiga amniga ee dowladda federaalka iyo …
Wasiirka qoyska iyo horumarinta xuquuqul insaanka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi
Wararka

Dowladda oo si adag uga hadashay fal xadgudub ah oo loo geystay gabar Soomaaliyeed

June 22, 2026
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay fal xadgudub ah oo magaalada Muqdisho loogu geystay gabar Soomaaliyeed, kaas oo …
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo William Ruto oo ku kulmay magaalada Narok ee dalka Kenya
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo William Ruto oo ku kulmay magaalada Narok ee dalka Kenya

June 21, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta gaaray magaalada Nairobi, isla markaana uga sii gudbay magaalada Narok ee …
Sheekh Aadan Madoobe oo Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay ergey ka socda midowga Afrika
Wararka

Sheekh Aadan Madoobe oo Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay ergey ka socda midowga Afrika

June 21, 2026
Hoggaamiyaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), oo weli ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa …
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya
Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya

June 21, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, …
Dowladda federaalka iyo maamulka Hirshabeelle oo bilaabay dhex-dhexaadinta beelo dhawaan ku dagaalamay Jalalaqsi
Wararka

Dowladda federaalka iyo maamulka Hirshabeelle oo bilaabay dhex-dhexaadinta beelo dhawaan ku dagaalamay Jalalaqsi

June 21, 2026
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), iyo xubno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Jalalaqsi ka bilaabay …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga jawaabay war-saxaafadeed ay soo saareen siyaasiyiinta mucaaradka
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga jawaabay war-saxaafadeed ay soo saareen mucaaradka

June 21, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo habeenkii xalay ka qeyb-galay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay gudoomiyihii hore ee golaha …
Wadooyinka Muqdisho oo ay maanta buux dhaafiyeen biyo badan kadib roobab xooggan oo ka da'ay
Wararka

Wadooyinka Muqdisho oo ay maanta buux dhaafiyeen biyo badan kadib roobab xooggan oo ka da’ay

June 21, 2026
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka da’ay roobab aad u xooggan oo saacado badan socday, kuwaas oo si …
Sheekh Aadan Madoobe oo si rasmi ah isaga wareejiyay xilka guddoomiyaha golaha shacabka
Wararka

Sheekh Aadan Madoobe oo si rasmi ah isaga wareejiyay xilka guddoomiyaha golaha shacabka

June 20, 2026
Hoggaamiyaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah xilka guddoomiyaha …
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Xil. Cali Yuusuf Cali Xoosh
Wararka

Dowladda federaalka oo war kasoo saartay dagaalada ka socda degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan

June 20, 2026
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga hadashay colaadda beeleed ee maalmihii la soo dhaafay ka taagneyd degmada Jalalaqsi …

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 10 »

Somali fraud scam mastermind’s humiliating fall from grace as judge orders Porsche and millions seized

Trump administration ends temporary protected status for Somalis in US

Trump administration ends temporary protected status for Somalis in US

President Trump postpones Iran strikes for five days

Sharp rise in malnutrition cases, preventable diseases in Somalia: MSF

Sharp rise in malnutrition cases, preventable diseases in Somalia: MSF

  • WFP warns funding shortfall fueling Somalia's nutrition crisis
    WFP warns funding shortfall fueling Somalia’s nutrition crisis
  • Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
    Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
  • Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink
    Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink
  • Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
    Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
  • Somalia takes steps towards international vessels' operations
    Somalia takes steps towards international vessels’ operations
  • President Trump postpones Iran strikes for five days
  • Somali Americans hounded by ICE and rightwing 'influencers' on edge in Ohio: 'I am scared to go outside'
    Somali Americans hounded by ICE and rightwing ‘influencers’ on edge in Ohio: ‘I am scared to go outside’
  • President Hassan Sheikh has officially signed today the new country's constitution
    President Hassan Sheikh has officially signed today the new country’s constitution
  • Privacy Policy
  • About Us
  • Contact Us

Copyright © 2007 - 2026 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!