Bulshoweyn Online
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Health
  • Technology
  • About Us
  • Contact Us

Month: May 2026

Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen)
Wararka

Laftagareen oo sheegay inuu weli yahay madaxweynaha sharciga ah ee Koonfur Galbeed

May 12, 2026
Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa markale ku celiyay inuu weli yahay madaxweynaha sharciga ah …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha Uganda Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii uu gaaray magaalada Kampala waxa garoonka diyaaradaha ee Entebbe kusoo dhaweeyay ra'iisul wasaaraha Uganda Robinah Nabbanja iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Uganda. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markaasi kadib kulan gaar ah la yeeshay dhiggiisa dalkaasi Uganda Yoweri Museveni, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga walaaltinimo ee ka dhaxeeya labada dal. Labada madaxweyne ayaa kulankooda diiradda ku saaray arrimaha amniga, la dagaallanka argagixisada, iyo sidii loo sii dardargelin lahaa iskaashiga istaraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Uganda, gaar ahaan dhinacyada difaaca, tababarrada ciidamada iyo taageerada howlgalada amniga ee gobolka. Sidoo kale, labada madaxweyne ayaa isla soo qaaday muhiimadda wada shaqeynta dalalka gobolka si loo xaqiijiyo nabad waarta, horumar dhaqaale iyo is dhexgal amni oo ka hanaqaada guud ahaan Geeska iyo Bariga Afrika. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dowladda iyo shacabka Uganda uga mahadceliyay doorka muuqda ee ay ku leeyihiin taageerada nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, gaar ahaan ka qayb qaadashada howlgalada nabad ilaalinta iyo dadaallada dib u dhiska hay’adaha dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sidoo kale bogaadiyay xiriirka soo jireenka ah ee labada dal, isaga oo xusay in Soomaaliya ay ka go’an tahay sii xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed, amni iyo dhaqaale ee kala dhaxeeya Uganda. Safarkan madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kusoo beegmaya xilli muddo ka yar 24 saac uu dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu dalka Jabuuti kaga soo qayb galay munaasabadda caleemo-saarka madaxweynaha dib loo doortay ee Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Si kastaba ha ahaatee, kulanka labada madaxweyne ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu sii xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga istaraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Uganda, xilli gobolka Geeska Afrika uu wajahayo caqabado dhinaca amniga iyo siyaasadda ah.
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha Uganda

May 11, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaasi oo uga …
Sheekh Shariif oo ku eedeeyay dowladda federaalka inay carqaladeysay banaanbixii mucaaradka
Wararka

Sheekh Shariif oo ku eedeeyay dowladda federaalka inay carqaladeysay banaanbixii mucaaradka

May 10, 2026
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shir jaraa’id oo uu goordhow ku qabtay hoygiisa magaalada Muqdisho kaga …
Dowladda oo mucaaradka ku eedeysay inay abaabulayeen banaanbax rabshado wata
Wararka

Dowladda oo mucaaradka ku eedeysay inay abaabulayeen banaanbax rabshado wata

May 10, 2026
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan kasoo horjeedin banaanbax nabadeed oo ay mucaaradku ku qabtaan magaalada Muqdisho, balse ay diidan …
Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre
Wararka

Khayre oo si kulul u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday dad ku banaanbaxayay Dayniile

May 10, 2026
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si kulul u cambaareeyay weerar uu sheegay in ciidamada dowladda federaalka …
Siyaasiyiinta mucaaradka oo u hoggaansamay amarkii dowladda federaalka Soomaaliya
Wararka

Siyaasiyiinta mucaaradka oo u hoggaansamay amarkii dowladda federaalka Soomaaliya

May 10, 2026
Siyaasiyiinta mucaaradka oo ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa u hoggaansamay amarkii dowladda federaalka Soomaaliya ee ahaa in banaanbaxa maanta …
Sheekh Shariif oo sheegay in dowladda ay dhibaato culus ku hayso shacabka Muqdisho
Wararka

Sheekh Shariif oo sheegay in dowladda ay dhibaato culus ku hayso shacabka Muqdisho

May 9, 2026
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa markale si kulul uga hadlay xaaladda barakicinta shacabka ku nool magaalada …
Dowladda federaalka oo aqbashay banaanbaxa berri ee Muqdisho balse shuruud ku xirtay
Wararka

Dowladda federaalka oo aqbashay banaanbaxa berri ee Muqdisho balse shuruud ku xirtay

May 9, 2026
Mas’uuliyiin sare oo katirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay mowqifka dowladda ee ku aaddan banaanbaxa mucaaradka ee la …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleema-saarka madaxweynaha Jabuuti
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleema-saarka madaxweynaha Jabuuti

May 9, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda caleema-saarka madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, …
Khayre oo shaaciyay goobaha iyo saacada uu berri dhici doono banaanbaxa Muqdisho
Wararka

Khayre oo shaaciyay goobaha iyo saacada uu berri dhici doono banaanbaxa Muqdisho

May 9, 2026
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyay banaanbaxa ay qorsheeyeen …

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 9 »

Somali fraud scam mastermind’s humiliating fall from grace as judge orders Porsche and millions seized

Somalia and Turkiye sign key maritime deal to modernize ports and boost trade

Somalia and Turkiye sign key maritime deal to modernize ports and boost trade

Iran Condemns Israeli Minister’s Somaliland Visit as Somalia Violation

Iran Condemns Israeli Minister’s Somaliland Visit as Somalia Violation

Somalia cancels all agreements with UAE over alleged sovereignty violations

Somalia cancels all agreements with UAE over alleged sovereignty violations

  • Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
    Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
  • Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink
    Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink
  • Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
    Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
  • Somalia takes steps towards international vessels' operations
    Somalia takes steps towards international vessels’ operations
  • President Trump postpones Iran strikes for five days
  • Somali Americans hounded by ICE and rightwing 'influencers' on edge in Ohio: 'I am scared to go outside'
    Somali Americans hounded by ICE and rightwing ‘influencers’ on edge in Ohio: ‘I am scared to go outside’
  • President Hassan Sheikh has officially signed today the new country's constitution
    President Hassan Sheikh has officially signed today the new country’s constitution
  • The Federal Parliament of Somalia Approves Amendments and Completion of the Country’s Constitution
    The Federal Parliament of Somalia Approves Amendments and Completion of the Country’s Constitution
  • Privacy Policy
  • About Us
  • Contact Us

Copyright © 2007 - 2026 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!