Wararka
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo la kulmay guddiga doorashooyinka qaranka
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Jibriil C/rashiid Xaaji ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay guddoomiyaha …