Bulshoweyn Online
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Health
  • Technology
  • About Us
  • Contact Us

Month: March 2026

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Xil. Cali Yuusuf Cali Xoosh
Wararka

Dowladda federaalka oo soo saartay amar ku saabsan xil-haynta xilalka maamulka Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed rasmi ah oo ku saabsan xil-haynta maamulada …
Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Saciid Fiqi
Wararka

Koonfur Galbeed oo ka digtay in hubka qaranka loo adeegsado colaado gudaha ah

March 22, 2026
Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Saciid Fiqi ayaa si kulul uga digay in hubka loogu talagalay difaaca qaranka …
Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen)
Wararka

Laftagareen oo magacaabay taliyaha saldhigga magaalada Baydhabo

March 22, 2026
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa soo saaray xeer madaxweyne ee uu ku magacaabay taliyaha saldhigga …
Aadan Madoobe oo kulan wadatashi ah la qaatay odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed
Wararka

Aadan Madoobe oo kulan wadatashi ah la qaatay odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa magaalada Muqdisho kulan wadatashi iyo is xog-wareysi …
Wararka

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeelanaya magaalada Nairobi

March 22, 2026
Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana soo kala jeeda maamul goboleedyada Puntland, Jubaland iyo Koonfur Galbeed, …
Laftagareen oo maanta tababar usoo xiray ciidanka daraawiishta Koonfur Galbeed
Wararka

Laftagareen oo maanta tababar usoo xiray ciidanka daraawiishta Koonfur Galbeed

March 21, 2026
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu kulan heersare la yeesho odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu kulan heersare la yeesho odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed

March 21, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu xarunta madaxtooyada Qaranka kulan heer sare ah kula yeesho odayaasha dhaqanka …
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho
Wararka

Xildhibaano kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo lagu xanibay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho

March 21, 2026
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, islamarkaana kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday deegaanka Gandarshe ee gobolka Sh/hoose
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday deegaanka Gandarshe ee gobolka Sh/hoose

March 20, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal cirka ah ku gaaray deegaanka Gandarshe ee gobolka Sh/hoose, halkaas …
Aadan Madoobe oo ka hadlay safarkii looga hor istaagay inuu ku taggo Baydhabo
Wararka

Aadan Madoobe oo ka hadlay safarkii looga hor istaagay inuu ku taggo Baydhabo

March 20, 2026
Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa si kulul uga hadlay safarkii dhawaan …

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 11 »
Sharp rise in malnutrition cases, preventable diseases in Somalia: MSF

Sharp rise in malnutrition cases, preventable diseases in Somalia: MSF

Egypt calls for ‘not remaining silent’ over Israel’s recognition of breakaway Somali region

The secret mission to fly a former Somali president's body back home

The secret mission to fly a former Somali president’s body back home

African Union Peace and Security Council Condemns Israel’s Recognition of Somaliland, Reaffirms Support for Somalia’s Unity

  • Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
    Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
  • Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink
    Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink
  • Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
    Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
  • Somalia takes steps towards international vessels' operations
    Somalia takes steps towards international vessels’ operations
  • President Trump postpones Iran strikes for five days
  • Somali Americans hounded by ICE and rightwing 'influencers' on edge in Ohio: 'I am scared to go outside'
    Somali Americans hounded by ICE and rightwing ‘influencers’ on edge in Ohio: ‘I am scared to go outside’
  • President Hassan Sheikh has officially signed today the new country's constitution
    President Hassan Sheikh has officially signed today the new country’s constitution
  • The Federal Parliament of Somalia Approves Amendments and Completion of the Country’s Constitution
    The Federal Parliament of Somalia Approves Amendments and Completion of the Country’s Constitution
  • Privacy Policy
  • About Us
  • Contact Us

Copyright © 2007 - 2026 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!