Wararka
Golaha wasiirrada oo agaasime cusub u magacaabay hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo ay ku ansixiyeen magacaabista agaasimaha cusub ee …