Bulshoweyn Online
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Health
  • Technology
  • About Us
  • Contact Us

Month: April 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay ra'iisul wasaaraha Serbia Duro Macut
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay ra’iisul wasaaraha Serbia Duro Macut

April 18, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga kulan laba-geesood ah kula yeeshay ra’iisul wasaaraha …
Hoggaamiye Jibriil C/rashiid oo kormeer shaqo ku tagay wasaaradaha Koonfur Galbeed
Wararka

Hoggaamiye Jibriil C/rashiid oo kormeer shaqo ku tagay wasaaradaha Koonfur Galbeed

April 18, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Jibriil C/rashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid …
Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka C/fitaax Faysal Xuseen
Wararka

Guddiga doorashooyinka qaranka oo shaaciyay xilliga doorashooyinka maamul goboleedyada

April 17, 2026
War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha ayaa si rasmi ah loogu shaaciyay jadwalka doorashooyinka isku …
Wararka

Iiraan oo sheegtay in marinka Hormuz dib loogu fasaxay maraakiibta ganacsiga

April 17, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan Abbas Araghchi ayaa sheegay in marinka istaraatiijiga ah ee Hormuz uu si buuxda ugu furan …
Wasiirka warfaafinta maamulka Waqooyi Bari, Axmed C/risaaq Diiriye
Wararka

Maamulka Waqooyi Bari oo ka falceliyay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Somaliland

April 16, 2026
Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa si adag uga falceliyay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Somaliland, C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), kaas …
Ciidanka Gorgor oo howlgallo gargaar ah ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Baay
Wararka

Ciidanka Gorgor oo howlgallo gargaar ah ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Baay

April 16, 2026
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kumaandooska Gorgor, ayaa howlgallo gargaar bani’aadannimo ah ka fuliyay deegaannada Mad-dhoos, Gomarey iyo tuulooyin …
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali
Wararka

Dowladda federaalka oo si adag u cambaaraysay safiirka Israa’iil u magacawday Somaliland

April 16, 2026
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay tallaabada ay qaaday xukuumadda Israa’iil, taas oo lagu sheegay in safiir cusub …
Maamulka gobolka Banaadir oo amar cusub kasoo saaray adeegsiga lacagta shilin Soomaaliga
Wararka

Maamulka gobolka Banaadir oo amar cusub kasoo saaray adeegsiga lacagta shilin Soomaaliga

April 15, 2026
Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin cusub oo lagu xoojinayo adeegsiga lacagta shilin Soomaaliga, kaddib markii ay soo kordheen …
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Wararka

Farmaajo oo sheegay in Soomaaliya ay haatan gashay xaalad halis ah

April 14, 2026
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo ka digay khatar ka dhalan …
Wararka

Golaha Mustaqbalka oo digniin adag kasoo saaray xaaladda uu haatan dalka galay

April 14, 2026
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku muujiyeen walaac xooggan oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar …

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 9 »

Working with Saudi-led Partners to Void Israel’s Somaliland Recognition

Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes

Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes

Somalia and Turkiye sign key maritime deal to modernize ports and boost trade

Somalia and Turkiye sign key maritime deal to modernize ports and boost trade

Somalia takes steps towards international vessels' operations

Somalia takes steps towards international vessels’ operations

  • Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
    Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
  • Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink
    Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink
  • Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
    Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
  • Somalia takes steps towards international vessels' operations
    Somalia takes steps towards international vessels’ operations
  • President Trump postpones Iran strikes for five days
  • Somali Americans hounded by ICE and rightwing 'influencers' on edge in Ohio: 'I am scared to go outside'
    Somali Americans hounded by ICE and rightwing ‘influencers’ on edge in Ohio: ‘I am scared to go outside’
  • President Hassan Sheikh has officially signed today the new country's constitution
    President Hassan Sheikh has officially signed today the new country’s constitution
  • The Federal Parliament of Somalia Approves Amendments and Completion of the Country’s Constitution
    The Federal Parliament of Somalia Approves Amendments and Completion of the Country’s Constitution
  • Privacy Policy
  • About Us
  • Contact Us

Copyright © 2007 - 2026 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!