Bulshoweyn Online
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Health
  • Technology
  • About Us
  • Contact Us

Month: May 2026

Siyaasiyiinta Mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya
Wararka

Siyaasiyiinta mucaaradka oo shuruud ku xiray ka qayb-galka gogosha wada-hadalka madaxweynaha

May 5, 2026
Siyaasiyiinta mucaaradka oo ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa soo saaray war-saxaafadeed rasmi ah ay ku caddeynayaan mowqifkooda ku aaddan …
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali
Wararka

Dowladda federaalka oo si kulul u beenisay in dalka laga eryay safiirka Imaaraadka Carabta

May 5, 2026
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u beenisay warar lagu faafiyay baraha bulshada …
Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo madaxda maamul goboleedyadda Puntland iyo Jubaland
Wararka

Siyaasiyiinta mucaaradka oo go’aan ka gaaraya laba qodob oo si weyn isha loogu hayo

May 4, 2026
Siyaasiyiinta mucaaradka oo ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay maanta go’aan rasmi ah ka gaaraan laba qodob …
Wasiir hore Fardowsa Cismaan oo iska casishay xilkii ay ka haysay xisbiga JSP
Wararka

Wasiir hore Fardowsa Cismaan oo iska casishay xilkii ay ka haysay xisbiga JSP

May 4, 2026
Wasiirkii hore ee Duulista Hawada Soomaaliya ahna Xildhibaanad ka tirsan baarlamaanka federaalka Fardowsa Cismaan Cigaal, ayaa si rasmi ah ugu …
Hay’adda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS)
Wararka

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay shirka uu ku baaqay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

May 3, 2026
Hay’adda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa soo dhaweysay go’aanka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, uu shirka wadatashi ugu fidiyay siyaasiyiinta …
Siyaasiyiinta mucaaradka oo war-saxaafadeed kasoo saaray kulankii ay maanta yeesheen
Wararka

Siyaasiyiinta mucaaradka oo war-saxaafadeed kasoo saaray kulankii ay maanta yeesheen

May 2, 2026
Siyaasiyiinta mucaaradka ee kasoo jeeda gobolka Banaadir ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay si faah-faahsan ugu caddeynayaan mowqifkooda ku aaddan xaaladda …
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir qaran ku casuumay xubnaha Golaha Mustaqbalka

May 2, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku casuumay xubnaha Golaha Mustaqbalka ka qeybgalka shir qaran oo lagu wado …
Farmaajo oo booqasho ku tagay hoyga uu Muqdisho ka deggan yahay Ugaas C/risaaq Ugaas C/laahi
Wararka

Farmaajo oo booqasho ku tagay hoyga uu Muqdisho ka deggan yahay Ugaas C/risaaq Ugaas C/laahi

May 2, 2026
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa habeenkii xalay booqasho ku tagay hoyga uu magaalada Muqdisho ka deggan yahay …
Maamulka Jubaland oo duleedka degmada Beled-Xaawo kusoo bandhigay ciidamo cusub
Wararka

Maamulka Jubaland oo duleedka degmada Beled-Xaawo kusoo bandhigay ciidamo cusub

May 2, 2026
Maamulka Jubaland ayaa duleedka degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo kusoo bandhigay ciidamo cusub oo dhammaystay tababar militari, kuwaas oo si …
Dowladda oo amartay dadka deggan dhulka Jaamacadda Ummadda inay si deg-deg ah uga guuraan
Wararka

Dowladda oo amartay dadka deggan dhulka Jaamacadda Ummadda inay si deg-deg ah uga guuraan

May 2, 2026
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh C/qaadir, ayaa ku dhawaaqay amar lagu farayo dadka …

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 »

Egypt calls for ‘not remaining silent’ over Israel’s recognition of breakaway Somali region

Somali fraud scam mastermind’s humiliating fall from grace as judge orders Porsche and millions seized

Sharp rise in malnutrition cases, preventable diseases in Somalia: MSF

Sharp rise in malnutrition cases, preventable diseases in Somalia: MSF

President Hassan Sheikh has officially signed today the new country's constitution

President Hassan Sheikh has officially signed today the new country’s constitution

  • Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
    Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
  • Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink
    Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink
  • Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
    Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
  • Somalia takes steps towards international vessels' operations
    Somalia takes steps towards international vessels’ operations
  • President Trump postpones Iran strikes for five days
  • Somali Americans hounded by ICE and rightwing 'influencers' on edge in Ohio: 'I am scared to go outside'
    Somali Americans hounded by ICE and rightwing ‘influencers’ on edge in Ohio: ‘I am scared to go outside’
  • President Hassan Sheikh has officially signed today the new country's constitution
    President Hassan Sheikh has officially signed today the new country’s constitution
  • The Federal Parliament of Somalia Approves Amendments and Completion of the Country’s Constitution
    The Federal Parliament of Somalia Approves Amendments and Completion of the Country’s Constitution
  • Privacy Policy
  • About Us
  • Contact Us

Copyright © 2007 - 2026 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!