Bulshoweyn Online
  • Home
  • Wararka
  • News In English
  • Health
  • Technology
  • About Us
  • Contact Us

Wararka

Xubnaha mucaaradka iyo beesha caalamka oo kulan ku yeeshay xerada Xalane ee Muqdisho
Wararka

Xubnaha mucaaradka iyo beesha caalamka oo kulan ku yeeshay xerada Xalane ee Muqdisho

April 29, 2026
Xubnaha mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa kulan xasaasi ah la yeeshay wakiillo ka socda beesha caalamka, xilli …
Diyaarad duqeyn ka geystay qeyb ka mid ah Soomaaliya
Wararka

Hawlgal ka dhacay gobolka Sh/hoose oo lagu dilay xubno badan oo ka tirsan Al-shabaab

April 29, 2026
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa hawlgal qorsheysan ka fuliyay qaar ka mid ah deegaanada gobolka Sh/hoose, …
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuusan ka tanaasuli doonin hirgelinta doorasho qof iyo cod ah
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuusan ka tanaasuli doonin hirgelinta doorasho qof iyo cod ah

April 28, 2026
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa munaasabad casho-sharaf ah oo ka dhacday xarunta madaxtooyada qaranka ku maamuusay hoggaanka …
Madaxweyne Deni oo digniin adag kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya
Wararka

Madaxweyne Deni oo digniin adag kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya

April 28, 2026
Madaxweynaha maamulka Puntland, Saciid C/laahi Deni, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan muranka la xiriira …
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Cabdalle Maxamed Carab (Sandheere)
Wararka

Somaliland oo shaacisay inay qabatay hub culus oo si qarsoodi ah lagu soo geliyay

April 27, 2026
Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay hub culus oo si qarsoodi ah loogu soo geliyay gudaha deegaannadeeda, …
Lataliyaha sare ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xilka iska casilay
Wararka

Lataliyaha sare ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xilka iska casilay

April 27, 2026
C/laahi Maxamed Nuur oo ahaa Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maalintii shalay ku dhawaaqay inuu iska casilay …
Wafdi uu hoggaaminayo Aadan Madoobe oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo
Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo Aadan Madoobe oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo

April 26, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), oo sidoo kale ah musharraxa …
Ra'iisul wasaare Xamse Cabdi "Soomaaliya waxay leedahay cadow, mana jiro dal aan cadaw laheyn"
Wararka

“Soomaaliya waxay leedahay cadow, mana jiro dal aan cadaw laheyn” Ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamse Cabdi

April 26, 2026
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo maalintii shalay hadal kooban ka jeediyay xafladda caleema-saarka Ugaas C/risaaq Ugaas …
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka

April 25, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeyb-galay xafladda caleema-saarka ugaaska beesha Murudsade Ugaas C/risaaq Ugaas C/laahi Ugaas Xaashi ayaa …
Madaxweyne Deni oo shaaciyay sida Puntland u wajahayso arrimaha doorashooyinka dalka
Wararka

Madaxweyne Deni oo shaaciyay sida Puntland u wajahayso arrimaha doorashooyinka dalka

April 25, 2026
Madaxweynaha Puntland, Saciid C/laahi Deni, ayaa xalay kulan wadatashi ah la yeeshay isimada dhaqanka, saraakiil hore iyo siyaasiyiin kasoo jeeda …

Posts pagination

« 1 … 23 24 25 … 58 »

President Trump postpones Iran strikes for five days

Wasiirka gaashaandhiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi

Somali defence minister says Israel plans to expel Gaza Palestinians to Somaliland

Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink

Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink

The secret mission to fly a former Somali president's body back home

The secret mission to fly a former Somali president’s body back home

  • WFP warns funding shortfall fueling Somalia's nutrition crisis
    WFP warns funding shortfall fueling Somalia’s nutrition crisis
  • Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
    Ethiopian Airlines buying six more Boeing 787-9 airplanes
  • Feature: Soaring fuel prices push Somalia's three-wheeler drivers to brink
    Feature: Soaring fuel prices push Somalia’s three-wheeler drivers to brink
  • Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
    Somalia must produce what it consumes, end aid culture: agriculture minister
  • Somalia takes steps towards international vessels' operations
    Somalia takes steps towards international vessels’ operations
  • President Trump postpones Iran strikes for five days
  • Somali Americans hounded by ICE and rightwing 'influencers' on edge in Ohio: 'I am scared to go outside'
    Somali Americans hounded by ICE and rightwing ‘influencers’ on edge in Ohio: ‘I am scared to go outside’
  • President Hassan Sheikh has officially signed today the new country's constitution
    President Hassan Sheikh has officially signed today the new country’s constitution
  • Privacy Policy
  • About Us
  • Contact Us

Copyright © 2007 - 2026 | Bulshoweyn Online

error: Content is protected !!